Ishacyaah 45:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

oo waxaan ku siin doonaa khasnadaha gudcurka iyo maal qarsoon oo meelo sir ah ku jira, inaad ogaatid inaan ahay Rabbiga ah Ilaaha reer binu Israa'iil oo magacaa kuugu yeedha.

Ishacyaah 45

Ishacyaah 45:1-13