Ishacyaah 45:23 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxaan ku dhaartay nafsaddayda, oo eray baa afkayga xaqnimo uga baxay, soona noqon maayo, waxaana weeye, Jilib waluba anuu ii sujuudi doonaa, carrab walubana waa igu dhaaran doonaa.

Ishacyaah 45

Ishacyaah 45:19-25