Ishacyaah 45:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Anigu kuma hadlin qarsoodi iyo meel gudcur ah oo dhulka ka mid ah. Farcanka Yacquub kuma odhan, Si aan waxba tarin ii doondoona. Aniga Rabbiga ahu waxaan ku hadlaa xaqnimo, oo waxaan sheegaa waxyaalo qumman.

Ishacyaah 45

Ishacyaah 45:13-24