Ishacyaah 45:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse Rabbigu wuxuu reer binu Israa'iil ku badbaadin doonaa badbaado daa'im ah, oo idinku weligiin iyo weligiinba ma aad ceeboobi doontaan, mana aad sharafjabi doontaan.

Ishacyaah 45

Ishacyaah 45:16-24