Ishacyaah 45:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Dhulka anigaa abuuray, oo dad baan ku dul uumay. Aniga qudhayda ayaa samooyinka gacmahayga ku kala bixiyey, oo ciidankooda oo dhanna anigaa amray.

Ishacyaah 45

Ishacyaah 45:9-14