Ishacyaah 44:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sanamyada la qoray kuwa sameeya oo dhammu waa wax aan waxba tarayn, oo waxyaalaha ay jeclaadaanna faa'iido ma yeelan doonaan, oo markhaatiyaashooduna waxba ma arkaan, waxna ma oga, saas darteed way ceeboobi doonaan.

Ishacyaah 44

Ishacyaah 44:6-14