Ishacyaah 44:24 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Rabbiga ah Samatabbixiyihiinna iyo kii tan iyo markaad uurka ku jirteen idin samaynayay wuxuu leeyahay, Waxaan ahay Rabbiga wax kasta sameeya, oo keligiis samooyinka kala bixiya, oo keligiisna dhulka kala fidiya.

Ishacyaah 44

Ishacyaah 44:15-27