Ishacyaah 44:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Rabbiga idin uumay, oo tan iyo markaad uurka ku jirteen idin samaynayay, oo haddana ku caawin doona wuxuu leeyahay, Addoommadayda reer Yacquubow, iyo Yeshuruunkii aan doortayow, ha cabsanina.

Ishacyaah 44

Ishacyaah 44:1-3