Ishacyaah 44:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Dabadeedna wuxuu noqon doonaa wax dad shito, waayo, wax buu ka qaadaa, oo wuu kulaalaa, wuuna shitaa oo kibis buu ku dubtaa, oo weliba wax ilaah ah buu ka samaystaa, wuuna u sujuudaa.

Ishacyaah 44

Ishacyaah 44:11-24