Ishacyaah 44:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Bal eega, kuwa daba gala oo dhammu way wada ceeboobi doonaan, saanacyadu waa binu-aadmi uun. Bal dhammaantood ha isu soo wada urureen, oo ha soo istaageen, way cabsan doonaan, oo kulligoodna way wada ceeboobi doonaan.

Ishacyaah 44

Ishacyaah 44:9-13