Ishacyaah 43:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

oo waxaan woqooyi ku odhan doonaa, Soo daa, oo koonfurna waxaan ku odhan doonaa, Ha celin, wiilashayda meel fog ka soo kexee, oo gabdhahaygana dhulka darafkiisa ka soo kexee,

Ishacyaah 43

Ishacyaah 43:3-16