Ishacyaah 43:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Indhahayga hortooda waxaad ku ahaydeen kuwa qaali ah, oo sharaf badan, waanan idin jeclaaday, oo sidaas daraaddeed niman baan idinku doorsan doonaa, oo dad badan baan naftiinna ku soo beddelan doonaa.

Ishacyaah 43

Ishacyaah 43:1-8