Ishacyaah 43:28 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba sidaas daraaddeed waxaan amiirradii meesha quduuska ah ka dhigi doonaa wax nijaas ah, reer Yacquubna habaar baan u dayn doonaa, oo dadka Israa'iilna cay baan u dayn doonaa.

Ishacyaah 43

Ishacyaah 43:26-28