Ishacyaah 43:24 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Qasab macaan lacag iiguma aydaan soo iibin, oo baruurtii allabaryadiinnana igama aydaan dherjin, laakiinse waxaad aad iigu dhibteen dembiyadiinnii, oo waxaad igu daaliseen xumaatooyinkiinnii.

Ishacyaah 43

Ishacyaah 43:19-25