Ishacyaah 43:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaad biyaha dhex maraysaan waan idinla jiri doonaa, oo markaad webiyaasha dhex qaadaysaanna idinma qarqin doonaan, markaad dabka ku dhex socotaanna, ma guban doontaan, ololkuna idinma qabsan doono.

Ishacyaah 43

Ishacyaah 43:1-5