Ishacyaah 43:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Rabbigu wuxuu leeyahay, Idinka iyo addoonkaygii aan doortayba markhaatiyaashaydii baad tihiin inaad ogaataan oo aad i rumaysataan, oo aad garataan inaan anigu isagii ahay. Aniga hortay Ilaah lama samayn, dabadayna innaba ma jiri doono.

Ishacyaah 43

Ishacyaah 43:3-14