Ishacyaah 42:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

inaad kuwa indhaha la' indhaha u furtid, iyo inaad maxaabiista xabsiga ka soo bixisid, iyo inaad kuwa gudcurka fadhiya ka soo bixisid guriga xabsiga.

Ishacyaah 42

Ishacyaah 42:2-10