Ishacyaah 42:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Isagu ma uu taag darnaan doono, mana uu qalbi jabi doono, jeeruu caddaalad dhulka ku hagaajiyo, oo gasiiraduhuna waxay sugi doonaan sharcigiisa.

Ishacyaah 42

Ishacyaah 42:2-7