Ishacyaah 42:25 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidaas daraaddeed wuxuu dadka ku sii daayay cadhadiisii aad u kululayd, iyo xooggii dagaalka, oo hareerahooda oo dhanna dab baa lagu shiday, laakiinse way garan waayeen, waana la gubay, illowse innaba qalbiga ma gelin.

Ishacyaah 42

Ishacyaah 42:16-25