Ishacyaah 42:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Bal yaa indha la' addoonkayga mooyaane? Yaase dhega la' sida wargeeyahayga aan soo diray? Yaase indha la' sida kan ila nabdoon, iyo sida addoonka Rabbiga?

Ishacyaah 42

Ishacyaah 42:16-24