Ishacyaah 42:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kuwa sanamyada xardhan isku halleeya, oo sanamyada la shubay ku yidhaahda, Idinku ilaahyadayada baad tihiin, dib baa loo sii jeedin doonaa, oo aad loo ceebayn doonaa.

Ishacyaah 42

Ishacyaah 42:10-24