Ishacyaah 41:23 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxyaalaha hadda dabadeed iman doona noo sheega si aannu u ogaanno inaad idinku ilaahyo tihiin. Bal wanaag ama shar sameeya, si aannu u naxno, oo aannu dhammaantayo u wada fiirinno.

Ishacyaah 41

Ishacyaah 41:14-27