Ishacyaah 41:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxaan cidlada ku soo beeri doonaa geedaha la yidhaahdo kedar, iyo qudhac, iyo hadaas, iyo geedsaliid, oo lamadegaankana waxaan ka soo bixin doonaa geedaha ah beroosh, iyo tidhaar, iyo te'ashuur,

Ishacyaah 41

Ishacyaah 41:16-29