Ishacyaah 41:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Ha cabsanina, waayo, waan idinla jiraa, ha nixina, maxaa yeelay, Ilaahiinna baan ahay, waan idin xoogayn doonaa, waanan idin caawin doonaa, oo waxaan idinku tiirin doonaa midigtayda xaqa ah.

Ishacyaah 41

Ishacyaah 41:7-13