Ishacyaah 40:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxaa yeedhaya codka kan leh, Qayli. Oo isna wuxuu yidhi, Maxaan ku qayliyaa? Wax kasta oo jiidh lahu waa caws, oo wanaagsanaantiisa oo dhammuna waa sida ubaxa duurka oo kale.

Ishacyaah 40

Ishacyaah 40:3-7