Ishacyaah 40:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxaa yeedhaya mid qaylinaya codkiis oo leh, Jidkii Rabbiga cidlada dhexdiisa ka hagaajiya, oo lamadegaanka dhexdiisa jid weyn Ilaahayaga aawadiis uga toosiya.

Ishacyaah 40

Ishacyaah 40:1-13