Ishacyaah 40:28 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

War miyaadan ogayn? Oo miyaadan maqlin in Ilaaha daa'imka ah oo ah Rabbiga ah Uumaha dhulka darafyadiisa uusan itaal darnaan ama uusan daalin? Waxgarashadiisana lama baadhi karo.

Ishacyaah 40

Ishacyaah 40:24-31