Ishacyaah 4:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo maalintaas ayaa biqilka Rabbigu noqon doonaa wax qurux iyo ammaan badan, oo midhaha dhulkuna waxay kuwa reer binu Israa'iil oo baxsaday u noqon doonaan wax lagu faano oo quruxsan.

Ishacyaah 4

Ishacyaah 4:1-6