Ishacyaah 39:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Xisqiyaah wuxuu Ishacyaah ku yidhi, Erayga Rabbiga oo aad ku hadashay waa wanaagsan yahay. Oo weliba wuxuu kaloo yidhi, Waayo, waxaa jiri doona nabad iyo run intaan noolahay.

Ishacyaah 39

Ishacyaah 39:4-8