Ishacyaah 39:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Bal eeg, waxaa iman doona maalmaha waxa gurigaaga yaal oo dhan iyo wixii ay awowayaashaa ilaa maantadan kaydiyeen Baabuloon loo qaadan doono. Rabbigu wuxuu leeyahay, Waxba ma hadhi doonaan.

Ishacyaah 39

Ishacyaah 39:1-8