Ishacyaah 39:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waagaas Merodag Baladaan oo ahaa ina Baladaan, oo boqorkii Baabuloon ahaa ayaa warqado iyo hadiyad Xisqiyaah u soo diray, waayo, wuxuu maqlay inuu bukay oo haddana bogsaday.

Ishacyaah 39

Ishacyaah 39:1-3