Ishacyaah 37:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Ishacyaah wuxuu ku yidhi, Waxaad sayidkiinnii ku tidhaahdaan, Rabbigu wuxuu ku leeyahay, Ha ka cabsan erayadii aad maqashay oo midiidinnadii boqorka Ashuur ay igu caayeen.

Ishacyaah 37

Ishacyaah 37:1-8