Ishacyaah 37:36 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa malaa'igtii Rabbigu baxday oo waxay xeradii reer Ashuur ka laysay boqol iyo shan iyo siddeetan kun oo nin, oo aroor hore markii la toosay waxay wada ahaayeen meyd.

Ishacyaah 37

Ishacyaah 37:32-38