Ishacyaah 37:31 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasay kuwii hadhay oo reer Yahuudah ka baxsaday mar kalay xididdo hoos u bixin doonaan, midhona kor bay u dhali doonaan.

Ishacyaah 37

Ishacyaah 37:30-32