Ishacyaah 37:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo iyana waxay ku yidhaahdeen, Xisqiyaah wuxuu kugu leeyahay, Maanta waa maalin dhibaato, iyo canaan, iyo cay, waayo, carruurtii way dhalan lahayd, laakiinse xoog lagu dhalaa ma jiro.

Ishacyaah 37

Ishacyaah 37:1-11