Ishacyaah 37:27 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo sidaas daraaddeed dadkii degganaa way xoog yaraayeen, Wayna naxeen oo wareereen, Oo waxay ahaayeen sida cawska berrinka, iyo sida doogga, iyo sida cawska guryaha korkooda ka soo baxa, iyo sida hadhuudh intaanu korin.

Ishacyaah 37

Ishacyaah 37:23-28