Ishacyaah 37:20 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba sidaas daraaddeed, Rabbiyow, Ilaahayagow, gacantiisa naga badbaadi, in boqortooyooyinka dunida oo dhammu ay ogaadaan inaad adiga keliyuhu Rabbiga tahay.

Ishacyaah 37

Ishacyaah 37:18-24