Ishacyaah 37:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Rabbiyow, dhegta u dhig oo maqal, oo Rabbiyow, indhahaaga fur oo arag, bal maqal Seenxeeriib erayadii uu u soo diray inuu Ilaaha nool ku caayo oo dhan.

Ishacyaah 37

Ishacyaah 37:10-18