Ishacyaah 37:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Xisqiyaah warqaddii ka qaaday gacantii wargeeyayaashii oo akhriyey, dabadeedna wuxuu tegey gurigii Rabbiga, oo warqaddii ku kala bixiyey Rabbiga hortiisa.

Ishacyaah 37

Ishacyaah 37:10-15