Ishacyaah 36:18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Iska jira oo yuusan Xisqiyaah idin sasabin isagoo leh, Rabbigu waa ina samatabbixin doonaa. Waayo, quruumaha ilaahyadoodii midkoodna miyuu dalkiisii ka samatabbixiyey gacanta boqorka Ashuur?

Ishacyaah 36

Ishacyaah 36:12-22