Ishacyaah 36:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo weliba Xisqiyaah yuusan Rabbiga idin aaminsiin isagoo leh, Hubaal Rabbigu waa ina samatabbixin doonaa, oo magaaladan laguma ridi doono gacanta boqorka Ashuur.

Ishacyaah 36

Ishacyaah 36:9-22