Ishacyaah 36:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasuu Rabshaaqeeh istaagay, oo intuu cod weyn ku qayliyey ayuu afka Yuhuudda ku hadlay oo yidhi, War maqla erayadii boqorka weyn ee ah boqorka Ashuur.

Ishacyaah 36

Ishacyaah 36:12-16