Ishacyaah 35:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markaasaa ninkii curyaan ahu wuxuu u boodboodi doonaa sida deerada oo kale, oo kii carrab la' carrabkiisuna wuu gabyi doonaa, waayo, cidlada biyaa ka soo burqan doona, oo lamadegaankana durdurraa ka soo bixi doona.

Ishacyaah 35

Ishacyaah 35:4-10