Ishacyaah 35:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Cidlada iyo dhulka engeganuba way farxi doonaan, oo lamadegaankuna wuu rayrayn doonaa, oo wuxuu u magooli doonaa sida ubaxnarjiska.

Ishacyaah 35

Ishacyaah 35:1-10