Ishacyaah 34:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo daarihiisa waaweynna waxaa ka soo bixi doona qodxan, oo qalcadihiisana waxaa ka soo bixi doona maraboob iyo yamaarug, oo waxay noqon doonaan dawacooyin rugtood, iyo barxad gorayo daaqdo.

Ishacyaah 34

Ishacyaah 34:5-17