Ishacyaah 34:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo habeen iyo maalinba lama demin doono, oo qiiqiisuna weligiisba kor buu u bixi doonaa, oo tan iyo ab ka abna cidla ayuu ahaan doonaa, oo weligiis iyo weligiisba ciduna ma dhex mari doonto.

Ishacyaah 34

Ishacyaah 34:3-17