Ishacyaah 33:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Dalku waa barooranayaa, waana taag gabayaa, Lubnaan way ceebowday, oo way engegtay, Shaaroon waa sida lamadegaan oo kale, oo Baashaan iyo Karmelna caleentii bay daadinayaan.

Ishacyaah 33

Ishacyaah 33:7-12