Ishacyaah 33:23 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Xadhkihii way dabceen, oo salka daqalkiina lama xoojin karin, shiraaqiina lama kala fidin karin, markaasaa waxaa la qaybsaday booli badan, oo curyaankuna wixii la dhacay buu qaatay.

Ishacyaah 33

Ishacyaah 33:21-24