Ishacyaah 32:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo xoolocirdoonka hubkiisuna waa shar miidhan, oo wuxuu hindisaa hindisayaal shar ah si uu masaakiinta erayo been ah ugu baabbi'iyo, xataa haddii saboolku si qumman u hadlo.

Ishacyaah 32

Ishacyaah 32:6-13