Ishacyaah 32:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo ninba wuxuu noqon doonaa meel dabaysha lagaga dhuunto iyo gabbaad duufaanka laga dugsado, iyo sida webiyo biya ah oo meel engegan ku yaal, iyo sida hoos dhagax weyn oo dal oommane ah ku yaal.

Ishacyaah 32

Ishacyaah 32:1-5